Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2020

barlaman

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta u codeynaya Wasiirada Cusub

24th October 2020 admin 0

Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaadanaya Xukuumadda uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble Labo Todabaad ka hor. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu […]

mahdi

Sawiro:Madaxwaynaha Uganda iyo Masuuliyiin ka tirsan soomaliya oo furay Warshad soo saarta Sonkorta

23rd October 2020 admin 0

Madaxwayanaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni oo ay waheliyaan Marwada 1aad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macalin iyo Ra’iisalwasaare kuxigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa furay […]

Sawiro:Roob qasaaro dhimasho Iyo dhaawac gaystay ayaa Ka da’ay Gobolka Galgaduud

23rd October 2020 admin 0

Roob geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka da’ay magaalada baxdo ee gobolka Galguduud. Roobka deyrta ayaa maalmahaan ka da’ayay  qeybo ka mid […]

Wasiir

Sawiro:Shaqaalaha Wasaaradda caafimaadka oo soo dhaweyn ah u sameeyay Wasiir Fowziya

23rd October 2020 admin 0

Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka ayaa xalay iskood u sameeystay xaflad loogu dabaaldagayo soo noqoshada Wasiirka magacaaban ee Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr Fawziya Abiikar  Nuur.

barlaman

Wasiirada Cusub oo bari la horgeynayo baarlamaanka

23rd October 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya maxamed xuseen rooble ayaa la filayaa in Golihiisa cusub ee Wasiirada uu horgeeyo Golaha Baarlamaanka Soomaaliya, si loo siiyo kalsoonida […]

qoorqoor

Akhriso:Magacyada iyo Beelaha ay kasoo jeedaan gudiga Doorashada ee QoorQoor Magacaabay

23rd October 2020 admin 0

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye QoorQoor ayaa soo magacaabey xubnaha Galmudug ee Guddiyada doorashada Faderaalka Soomaaliya. 1-Garaad Yuusuf Maxamuud-Xubin Gudigga Xalinta Qilaafaadka (Murusade) 2-mustaf macalin […]

laftagareen

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shir gudoomiyey shirka Wasiirada

22nd October 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey shirka khamiislaha Golaha Wasiirada Dowlada Koonfur Galbeed oo Todobaadkan looga hadlay Xaaladaha kajira […]

jowhar

Daawo:Odayaasha Dhaqanka Hiraan oo garay Jowhar

22nd October 2020 admin 0

Qeybta 3-aad ee duubabka dhaqanka Hirshabeelle kana qeyb-qaadanaya soo xulista Baarlamaanka 2-aad Hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle. Odoyaasha dhaqanka […]

Farmaajo

Daawo:Odayaal Farmaajo ku eedeyey inuusan Mareexaan siin Wasiiro

22nd October 2020 admin 0

Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo shir ku qabtay Magaalada Kismaayo ayaa cabasho ka muujiyey habraaca loo maray saami qaybsiga golaha wasiirada cusub ee […]

baladxaawo

Ganacsiga Baladxaawo oo xiran kadib markii xabsiga ladhigay qaar kamida Ganacsatada dagmada

22nd October 2020 admin 0

Ganacsiga dagmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa maanta xiran kadib markii shalay xabsiga ladhigay Gudiga Ganacsatada dagmada Baladxaawo. Xariga Ganacsatada ayaa yimid kadib markii xubno […]

wasiir

Baydhabo oo lagu qabtay Munaasabad lagu tagerayo wasiirada Cusub

22nd October 2020 admin 0

Munaasabad lagu taageerayey golaha wasiirada magacaaban ee Dowlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Bangiga

Akhriso:Bangiga Dhexe oo beeniyey Warar been abuur ah oo laga faafiyay Bankiyada dalka.

22nd October 2020 admin 0

Kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay soo if baxeen warar been abuur ah oo lagu faafiyey baraha bulshada qaar, kuwaas oo la xiriira in […]

saynab

Sawiro:RW ku xigeenka iyo Marwada Dalka oo la kulmay Madaxweyne Uganda

22nd October 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka magacaaban, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo Marwada kowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Dalka […]

Juxaa

Juxaa oo Idaajaa iyo Afrax hadiyad usiiyeey Buugiisa Qab iyo Quursi

22nd October 2020 admin 0

Cabdi Faarax Saciid (juxaa) oo horayna wasiir uga noqday dowlada Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa Buuga uu Qoray ee Qab iyo Quursi oo ah buug […]

gaalkacyo

Akhriso:Magacyada iyo Beelaha Golaha Deegaanka Gaalkacyo

21st October 2020 admin 0

Waxaa soo idlaatey doorashada 27-xubnood ee uu ka kooban yahay Gollaha Deegaanka Gaalkacyo qaybta Galmudug taas oo qaadatay Bilooyin Badan.

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes