Juxaa oo Idaajaa iyo Afrax hadiyad usiiyeey Buugiisa Qab iyo Quursi

Juxaa

Cabdi Faarax Saciid (juxaa) oo horayna wasiir uga noqday dowlada Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa Buuga uu Qoray ee Qab iyo Quursi oo ah buug kasoo horjeeda Dhaqanka Soomalida iyo Diinta Islaamka Gudoonsiiyey Maxamed Daahir Afrax iyo Axmed Farah Cali Idaajaa oo kamida Suugaanleyda Soomaliyeed

Axmed Farah Cali Idaajaa iyo Maxamed Daahir Afrax ayaa marti ku ah barnaamijka hiilka Afka Hooyo iyo suugaanta kaas oo lagu qabanayo Magaalada Garoowe.

Cabdi Faarax Saciid (juxaa) ayaa Raali Galin ka baxshay Qoraalo ku jiray buug uu qoray ee uu gudoonsiiyey Afrax iyo Idaajaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.