Daawo:Odayaal Farmaajo ku eedeyey inuusan Mareexaan siin Wasiiro

Farmaajo

Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo shir ku qabtay Magaalada Kismaayo ayaa cabasho ka muujiyey habraaca loo maray saami qaybsiga golaha wasiirada cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.