Wasiirada Cusub oo bari la horgeynayo baarlamaanka

barlamaan

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya maxamed xuseen rooble ayaa la filayaa in Golihiisa cusub ee Wasiirada uu horgeeyo Golaha Baarlamaanka Soomaaliya, si loo siiyo kalsoonida Baarlamaanka.

Xildhibaanada Barlamaanka Soomaliya ayaa lagu wargaliyey in bari oo Sati ah soo xaadiraan Xarunta golaha Shacabka si ay codka kalsoonida ugu qaadaan Wasiirada Cusub ee soo Magacaabay Ra’iisalwasaare Rooble.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.