Akhriso:Magacyada iyo Beelaha ay kasoo jeedaan gudiga Doorashada ee QoorQoor Magacaabay

qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye QoorQoor ayaa soo magacaabey xubnaha Galmudug ee Guddiyada doorashada Faderaalka Soomaaliya.

1-Garaad Yuusuf Maxamuud-Xubin Gudigga Xalinta Qilaafaadka (Murusade)

2-mustaf macalin Cali Salaad-Xubin Gudigga Xalinta Qilaafaadka (Dir/Surre)

3-Cabdicasiis Cabdiraxmaan Yuusuf-Xubin Gudigga Doorashooyinka ( Mareexaan Celi)

4-Liibaan Axmed Xassan-Xubin Gudigga Doorashooyinka ( Sacad)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.