Sawiro:Madaxwaynaha Uganda iyo Masuuliyiin ka tirsan soomaliya oo furay Warshad soo saarta Sonkorta

mahdi

Madaxwayanaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni oo ay waheliyaan Marwada 1aad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macalin iyo Ra’iisalwasaare kuxigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa furay Warshad soo saarta Sonkorta oo laga hirgaliyey Dalka Uganda.

Warshaadaan Atiak Sugar Factory oo ku taala Amuru District ee dalka Uganda ayaa waxaa isla leh dowlada Uganda iyo Haweenay Soomaliya oo layiraahdo Aamino Mooge Xirsi oo kamida Ganacsatada Ugu wayn dalka Uganda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.