Barlamaanka Soomaaliya oo maanta u codeynaya Wasiirada Cusub

barlamaan

Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaadanaya Xukuumadda uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble Labo Todabaad ka hor.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu wadaa in uu barlamaanka ka hor aqriyo waxqabadka Xukuumaddiisa magacaaban haddii codka kalsoonida hesho.

Waxqabadka ugu weyn ee laga sugayo Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa ah hirgelinta doorashada 20/21 oo ay ku heshiiyeen Madaxda heer Federaal & heer Maamul Goboleed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.