Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2020

khayre

Khayre iyo Ismaaciil Cumar geele oo Jabuuti ku kulmay

5th October 2020 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore Soomaaliya xasan ncali Khayre oo shalay Safar aan la shaacin ugu ambabaxay Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa Mnaata la kulmay Madaxwayne Ismaaciil […]

Qoorqoor

Sawiro:Qoorqoor oo Dhuusamareeb dib ugu laabtay

5th October 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta dib ugu  laabtay Magaalada Samareeb Ex-Dhuusamareeb ee xarunta Dowladda goboleedka Galmudug kaddib safar shaqo uu ku joogay […]

Rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo Gaaray Dalka Kuwait

5th October 2020 admin 0

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kuwait ee caasimadda Kuwait, Wafdiga ra’iisul wasaaraha waxaa ku soo […]

shariif

Soomaalida cashar ma ka baran karaan dorashadii Farmaajo ilaa maanta?

5th October 2020 admin 0

Aniga aragtidayda su’aashaan jawaabteedu waa haahaan sababeeyo siday iigu muuqatay 08/02/2017 guushii Farmaajo waxay farxad u ahayd shacbjga Soomaaliyeed meel kasa ha joogaane,waxayna naxdin u […]

kaafi

Daawo:Kenya oo lagu cambaareeyey Xasuuqii ay ka gaystay Gedo

4th October 2020 admin 0

Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Han & Hannan Qaran Cabbdikaafi Isak ayaa eedayn iyo cambaarayn usoo jeediyey dawlada kenya iyo dawlada Soomaliya. Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Han & […]

LAFTAGAREEN

Sawiro:Madaxweyne Lafta Gareen oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo

4th October 2020 admin 0

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta dib ugu so laabtay magaalada baydhabo ee xarunta gobolka […]

farmaajo

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo oo Booqasho labo Maalmood ah ku tagay Eritrea

4th October 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya, halkaas oo ay uga bilaabmatay […]

jaamacad

Daawo:3354 Arday oo u fariistay Imtixaanka jamacada Ummada

4th October 2020 admin 0

Waxaa maanta u fariistay Imtixaanka Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Arday Gaaraysa 3,354 kuwaasi oo imtixaanka ku kala galay dhamaan xarumaha Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan […]

MARTIINI

Sawiro:Munaasabad lagu dhiirrigelinayay Dhakhaatiirtii ka shaqeeyay ka hortaga Covid-19

4th October 2020 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta maamulka gobolka Banaadir Marwo, Basma Caamir Axmed (Jakeetti) iyo sii-hayaha wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Xukuumadda federaalka Soomaaliya […]

Galmudug

Galmudug oo Shaacisay Waqtiga uu ku eg yahay Qabashada araajida golaha degaanka Gaalkacyo

4th October 2020 admin 0

Gudiga farsamada ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug u qabilsan Dhismaha Golaha Deeganka ee Dagmada Galkacyo ayaa so saaray waqtiga ay ku […]

Rooble

Wax ka ogow safarka Ra’iisalwasaare Rooble ugu dhoofaya dalka dibadiisa

4th October 2020 admin 0

Ra’iisal-Wasaaraha Cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu wadaa in maanta uu safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda ah uu dalka dibaddiisa […]

cavani

Former PSG striker Edinson Cavani agrees two-year deal with Man Utd

3rd October 2020 admin 0

Former Paris St-Germain striker Edinson Cavani is due to fly into England on Sunday to join Manchester United. The Uruguay international, 33, has been in […]

farmaajo

Akhriso:Khudbadii Madaxwayne farmaajo ka jeediyey heshiis Nabadeedkii Suudaan

3rd October 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey munaasabadda Dhaqan-gelinta Heshiiska nabadeed ee u dhaxeeya Dowladda Suudaan iyo Kooxaha hubeysan ee […]

hirshabeele

Hirshabeele iyo Amisom oo kawada hadlay dagaal ka dhana shabaab

3rd October 2020 admin 0

Wasiirka Amniga Maamulka Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Kheyre ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay  Danjire Francisco Madeira oo ah Wakiilka Gaarka ah Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya […]

Rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ku Dhawaaqay In Doorasho Loo Dhaqaaqayo

3rd October 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta soo saaray qoraalka faafinta iyo dhaqangelinta heshiiskii siyaasadeed ee la xiriiray doorashooyinka 2020/2021 […]

Posts pagination

« 1 … 12 13 14 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes