Daawo:Kenya oo lagu cambaareeyey Xasuuqii ay ka gaystay Gedo

kaafi

Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Han & Hannan Qaran Cabbdikaafi Isak ayaa eedayn iyo cambaarayn usoo jeediyey dawlada kenya iyo dawlada Soomaliya.

Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Han & Hannan Qaran Cabbdikaafi Isak ayaa sheegay inaan la qabali karin xasuuqa Joogtada ah ee Ciidamada Kenya ku hayaan Shacabka soomaliyeed gaar ahaan kuwa gobolka Gedo.

Dhanka kale Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Han & Hannan Qaran Cabbdikaafi Isak ayaa waxaa uu sheegay inay tahay wax laga xumaado Dowlada federaalka ah inay ka aamustay xasuuqa ka dhacay Degmada Ceelwaaq wax gurmad ahna aysan u fidin shacabka Ciidamada kenya dhibaateeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.