Sawiro:Madaxweyne Lafta Gareen oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo

LAFTAGAREEN

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta dib ugu so laabtay magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Madaxweyne Lafta Gareen iyo wafdigiida waxaa garoonka diyaaradaha shaati gaduud ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo xildhibaanada golaha wakiilada dowlad goboleedka Kaoofur galbeed Soomaaliya  iyo sidoo kale qeybaha kala duwan ee bulshada oo kam kooban dhalinyaro, Haweenka iyo wax garadka.

Madaxweynaha Koofur galbeed Cabdisaciis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa magaalada muqdisho uga qeyb-galay dhameystirka shirkii wadatashiga doorashada dalka oo dhawaan laga soo saaray hishiikii hirgalinta jadwalka dalka 2020/2021.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.