Khayre iyo Ismaaciil Cumar geele oo Jabuuti ku kulmay

khayre

Ra’iisalwasaarihii hore Soomaaliya xasan ncali Khayre oo shalay Safar aan la shaacin ugu ambabaxay Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa Mnaata la kulmay Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele.

Madaxwayne Ismacaail Cumar Geele iyo Xasan Cali Khayre ayaa la sheegin waxa uu ku saabsanaa Kulankooda balse wararka Naga soo gaaraya Madaxtooyada Jabuuti ayaa sheegaya Khayre iyo Cumar geele inay kawada hadleen Doorashada Soo socota oo xasan Cali Khayre yahay Musharax Madaxwayne.

Kulankaa Khayre iyo Ismaaciil Cumar geele ayaa imaanaya kulan kale oo u dhaxeeya Madaxwaynayaasha Soomaaliya iyo Eritrea waxaana xun Xariirka u dhaxeeya Jabuuti iyo Eritrea.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.