Daawo:3354 Arday oo u fariistay Imtixaanka jamacada Ummada

jaamacad

Waxaa maanta u fariistay Imtixaanka Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Arday Gaaraysa 3,354 kuwaasi oo imtixaanka ku kala galay dhamaan xarumaha Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan .

Jaamacadda Umadda Faraca Galmudug ee Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa imtixaanka ku galay 200 kuwaas oo kamid ah ardada kor ku xusan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.