Galmudug oo Shaacisay Waqtiga uu ku eg yahay Qabashada araajida golaha degaanka Gaalkacyo

Galmudug

Gudiga farsamada ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug u qabilsan Dhismaha Golaha Deeganka ee Dagmada Galkacyo ayaa so saaray waqtiga ay ku egtahay Qabashada arajida Musharaxiinta utartamaya Golaha Deeganka ee Dagmada Galkacyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.