Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2020

qoorqoor

Daawo:Qoorqor oo saxiixay shuruuc ay Barlamaanka Galmudug meelmariyeen

31st October 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo saxiixay shuruuc dhowr ah oo uu Barlamaanka Galmudug meelmariyey dhawaan.Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay oo ka dhacday Madaxtooyada Galmudug […]

Rooble

Sawiro:Rooble oo booqday Wasarada Maaliyada Bangiga dhexe iyo Dekada

31st October 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhexe ee dalka iyo Dekedda magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in Xukuumaddu […]

barlaman

Barlamaanka Soomaliya oo ansixiyay sharciga Hanti dhowrka Guud ee Qaranka

31st October 2020 admin 1

Kulanka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, waxaa ugu horeyn Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed […]

sacuudi

Sawiro:Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya oo booqday Isbitaalka Banaadir

31st October 2020 admin 0

Safiirka Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Dr Maxamed Cabdi-khani Al-Khayat  oo uu wehliyo Agaasime goboleedka Xaruunta Bani’aadannimada iyo Gargaarka  ee Boqor Salman Sacad Muhanna  ayaa […]

hirshabeele

Daawo:Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo la dhaariyey

31st October 2020 admin 0

Dhaarinta xildhibaannada Cusub ee baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa kusoo gabogabowday magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle. Guddoomiyaha maxkamadda Racfaanka Shabeellaha dhexe Cali Cabdi […]

farmaajo

Madaxwayne farmaajo oo ka hadlay dhul gariirka kudhuftay Turkiga

31st October 2020 admin 0

Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka  Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Twitter-ka ayaa ka hadlay dhul-gariirkii ku […]

Puntland

Barlamaanka oo kalfadhigoodii 5aad yeeshay

31st October 2020 admin 0

Fadhiga 5-aad, Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Maamulka Puntland oo uu shir-Guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan ku […]

Beeralayda Shabeellaha Dhexe oo codsi u dirsaday Dowlada

31st October 2020 admin 1

Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxaa ku habsaday Ayax fara badan oo kasoo gudbay dhanka gobolka Hiiraan uu kusii fidayo deegaanno horleh oo ka tirsan Shabeellaha […]

Warsame

Wariye Warsame Xaaji oo loo magacaabay Agaasimaha Radio Garbahaaray

31st October 2020 admin 0

Maamulka Idaacada Radio Garbahaaray ayaa Wariye Warsame Xaaji u Magacaabay Agaasimaha Radio Garbahaarey ee Xarunta Gobalka Gedo. Wariye Warsame Xaaji ayaa ah Wariye Saxaafada Sanado […]

doolowuunsi

Daawo:Maamulka Doolow oo Booqday goobo wabiga ka fatahay

30th October 2020 admin 0

Wafdi uu hogaaminayo udoomiye xigeenka Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa gaaray Tuulada Uunsi xili uu fatahado xoogan uu ka geystay wabiga Daawo kaas oo […]

axmedmadoobe

GIF oo Shaacisay Nimankii ka dambeeyey Dilkii Wakiilkii Amaal ee Kismaayo

30th October 2020 admin 0

Maamlo kahor bay ahayd markii Wakiilkii Amaal Bank ee Magaalada Kismaayo Cabdulaahi Cabdisalaan Shikshigow asagoo maasjid u socda niman wata Gadiidka ilaalada axmed madoobe dil […]

ugaas

Daawo:Beesha Reer Warsame Diini ayaa Gogol u dhigtey Beelaha Reer Siyaad Iyo Reer Ugaas Sharmaarke

30th October 2020 admin 0

Magaalada muqdisho waxaa ka dhacay kualn ay Beesha Reer Warsame Diini ay Gogol u dhigteen Beelaha Reer Siyaad Diini Iyo Reer Ugaas Sharmaarke Oo ay […]

boliis

Sawiro:Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo Kormeeray Kontaroolada Ciidanka ee Galkacyo

30th October 2020 admin 0

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar  iyo saraakiil ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo kormeero shaqo ku marayeen deegaanno ka tirsan galmudug […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo dalacsiiyey 23 Sarkaal oo ka tirsan ciidanka Asluubta

30th October 2020 admin 0

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyey 23 Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Asluubta Soomaliyeed kuwaas oo ka hawgala Magaalada muqdisho iyo Gobolada Dalka.

Ciidan

Daawo:Ciidamada amniga oo Dayniile kusoo qabtay Hub iyo Rag ka tirsan shabaab

30th October 2020 admin 0

Ciidamada Amniga ayaa Howlgal ay ka sameeyeen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ku soo qabtay Shabakad ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab una qaabilsaneed fulinta Weerarada iyo […]

Posts pagination

1 2 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes