Wariye Warsame Xaaji oo loo magacaabay Agaasimaha Radio Garbahaaray

Warsame

Maamulka Idaacada Radio Garbahaaray ayaa Wariye Warsame Xaaji u Magacaabay Agaasimaha Radio Garbahaarey ee Xarunta Gobalka Gedo.

Wariye Warsame Xaaji ayaa ah Wariye Saxaafada Sanado badan kusoo jiray lana dhaqeeyey Warbaahin kala duwan oo isugu jirta Telefishino iyo idaacado ka hawgala dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.