GIF oo Shaacisay Nimankii ka dambeeyey Dilkii Wakiilkii Amaal ee Kismaayo

axmedmadoobe

Maamlo kahor bay ahayd markii Wakiilkii Amaal Bank ee Magaalada Kismaayo Cabdulaahi Cabdisalaan Shikshigow asagoo maasjid u socda niman wata Gadiidka ilaalada axmed madoobe dil ugu gaysteen gudaha Magaalada Kismaayo.

Ururka Gedo Intellectual forum “GIF” ayaa waxay warbixin dhinacyo badan taabanayso kasoo saareen dilkii 26/10/2020 Magaalada Kismaayo loogu gaystay allaha unaxariistee Wakiilkii Amaal Bank ee Magaalada Kismaayo Cabdulaahi Cabdisalaan Shikshigow.

Ururka Gedo Intellectual forum “GIF” oo si udhow ula socotay dilka Marxuum shigshigow ayaa baaritaan ay sameysay ayagoo kaa shaynaya shacab iyo saaraakiil ku suagan Magaalada Kismaayo ayaa waxay soo bandhigeen ragii ka dabeeyey dilkii wakiilka xawilaada Amaal ee Magaalada Kismaayo waxay kal yihiin Shukri Wayrax oo xildhibaan ka tirsan Barlamaan Jubbaland iyo Maxamed Kaamil oo ah Agaasimaha wasaarada maaliyada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.