Madaxwayne Farmaajo oo dalacsiiyey 23 Sarkaal oo ka tirsan ciidanka Asluubta

Farmaajo

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyey 23 Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Asluubta Soomaliyeed kuwaas oo ka hawgala Magaalada muqdisho iyo Gobolada Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.