Daawo:Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo la dhaariyey

hirshabeele

Dhaarinta xildhibaannada Cusub ee baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa kusoo gabogabowday magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Guddoomiyaha maxkamadda Racfaanka Shabeellaha dhexe Cali Cabdi Nuur ayaa dhaariyay xildhibaannada oo gaaray ku dhawaad 100 mudane, waxaana hoolka ku sugnaa wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeelle,Guddoomiyaha guddiga farsamada soo xulista xildhibaannada baarlamaanka labaad iyo mas’uuliyiin kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.