Daawo:Ciidamada amniga oo Dayniile kusoo qabtay Hub iyo Rag ka tirsan shabaab

Ciidan

Ciidamada Amniga ayaa Howlgal ay ka sameeyeen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ku soo qabtay Shabakad ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab una qaabilsaneed fulinta Weerarada iyo dilalka qorshaysan ee Gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.