Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2020

Farmaajo

Akhriso:Warmurtiyeedkii Shirkii Dowlada iyo Maamul goboleedyada

17th September 2020 admin 0

Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayna […]

fiqi

Daawo:Galmudug oo Xero Ciidan ka dhagax dhigtay Degmada Dhabad

17th September 2020 admin 0

Wasiir amniga Galmudug Axmed Macalin fiqi ayaa dhagax-dhigay Xeradii 4 aad ee lugu Tababaraayo Daraawiishta galmudug taas oo laga dhagax dhigay Degmada Dhabad ee Gobolka […]

mahdi

Sii Hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareyey dilkii ka dhacay Raage Ceelle

17th September 2020 admin 0

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa cambaareeyay dilkii dadka shacab ahaa oo loogu geystay Raagaceelle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. “Aad […]

bare

Sawiro:Wasiir Goodax oo Dhagax Dhigay Xarunta Cusub ee Wasaaradda waxbarashada

17th September 2020 admin 0

Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Waxbarashada oo ay ku shaqeyn doonaan howl-wadeenada Wasaaradda . […]

Wasiir

Daawo:Kulan looga horjeedo Xeerka Jinsiga oo Muqdisho ka dhacay

17th September 2020 admin 0

Kulan lagu qabtay magaalada oo qaban qaabiyeen  Golaha sare ee Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa ay Culimmada si kulul uga hadleen sharciga Jinsiga oo dhawaan Golaha […]

xudur

Daawo:Ciidamada oo suurtagaliyay Gadiid u rarnaa Ganacsato inay si nabad ah gaaraan Xudur

17th September 2020 admin 0

Gawaari nooca xamuulka ah oo u rarnaa ganacsato, isla markaana xayirnaa in muddo ah, ayaa gaaray Magaalada Xuddur ka dib howlgallo miino sifeyn ah oo […]

kenya

Sawiro:Kenya oo darbi ka dhisaysa Ceelwaaq hadii Dowlada Farmaajo dhacdo

17th September 2020 admin 0

Taliyaha qeybta labaad ee Cidamada Kenya AMISOM Brigadier Paul Njema ayaa degmada Ceelwaq kula kulmay odayaasha magaalada iyo Saraakiisha Ciidamada waxaa uu u sheegay inay […]

odayaalhawiye

Maqaal:Taariikhda qaar kamida Odayaasha Beelaha Hawiya

17th September 2020 admin 0

Inta aanan toos u abaarin jeerkii la abuuray iyo taariikhdooda  aan dib ugu naqdo waqti dheer oo hore iyo isbedelo kala danbeeyey koox diimeedyo hadaba […]

qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug oo kulan laqaatay Safiirka Dalka Sweden

16th September 2020 admin 0

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Cabdi kaariye QoorQoorayaa maanta magaalada Muqdisho Kulan kula qaatay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya Mr Staffan Tillander. Madaxwaynaha Galmudug ayaa Safiirka uga […]

roob

Puntland oo Diginiin kasoo saartay Roobab kusoo wajahan Deegaanadeeda

16th September 2020 admin 0

Farriin digniin ah oo ka soo baxday Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbadalka cimilada dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay todobaadkan la saadaalinayo roobab mahiigaan ah […]

mahdi

Sawiro:Sii hayaha ra’iisul wasaaraha oo qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya

16th September 2020 admin 0

Sii-haayaha Xilka Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya ,Mr Staffan Tillander. Kullanka dhexmaray […]

boliis

Daawo:Boliiska Galmudug oo soo bandhigay Nin loo haysto dilkii Xamdi

16th September 2020 admin 0

Ciidamada Booliska Galmudug ayaa magaalada Cadaado ku qabtay eedeysane loo haysto ku luglahaanshaha falkii lagu dilay marxuumad Xamdi Maxamed Faarax. Ciidanka Boliiska Galmudug ayaa xalay […]

saciidbarqash

Sawiro:Cumar Filish oo kormeeray dhismaha Saciid Barkhash ee degmada Shangaani

16th September 2020 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray dhismaha taariikhiga ah ee Saciid Barkhash ee degmada Shangaani oo […]

xasanshiiq

Daawo:Xasan Shiiq oo Mooshin lagu ridaayo Qoorqoor iyo Gacal Dhuusamareeb ka bilaabay

16th September 2020 admin 0

Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa waxaa ka socdo olole mooshin ah oo ka dhan ah madaxda Galmudug. Mooshinkaan waxaa wado xisbiga Madaxweynihii hore ee […]

Mursal

Sawiro:Guddoomiye Mursal oo la kulmay Waare iyo Laftagareen

16th September 2020 admin 0

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hoygiisa ku qaabilay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed. Kulanka madaxweynayaasha […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes