Sawiro:Guddoomiye Mursal oo la kulmay Waare iyo Laftagareen

Mursal

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hoygiisa ku qaabilay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed.

Kulanka madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Koofur galbeed Mudane, Maxamed Cabdi Waare iyo Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ay la qaateen Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa looga hadlay arrimaha siyaasadda iyo doorashooyinka dalka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.