Daawo:Kulan looga horjeedo Xeerka Jinsiga oo Muqdisho ka dhacay

Wasiir

Kulan lagu qabtay magaalada oo qaban qaabiyeen  Golaha sare ee Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa ay Culimmada si kulul uga hadleen sharciga Jinsiga oo dhawaan Golaha Baarlamanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay diideen in laga doodo.

Xeerka Jinsiga ayaa waxaa Barlamaanka Soomaliya Horgeysay Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Deeqa Yaasiin waxaana soo ansixiyey Golaha wasiirada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.