Daawo:Boliiska Galmudug oo soo bandhigay Nin loo haysto dilkii Xamdi

boliis

Ciidamada Booliska Galmudug ayaa magaalada Cadaado ku qabtay eedeysane loo haysto ku luglahaanshaha falkii lagu dilay marxuumad Xamdi Maxamed Faarax.

Ciidanka Boliiska Galmudug ayaa xalay xili dambe howlgal ay ka fuliyeen magaalada Cadaado ku  soo qabtay eedeeysane Maxamed Ibrahim Cismaan, 24 jir ah, ku dhashay Muqdisho laguna tuhmaayo inuu ku lug lahaa kiiska marxuumad Xamdi Maxamed Faarax kana baxsaday magaalada Xamar falka ka dib.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.