Sawiro:Kenya oo darbi ka dhisaysa Ceelwaaq hadii Dowlada Farmaajo dhacdo

kenya

Taliyaha qeybta labaad ee Cidamada Kenya AMISOM Brigadier Paul Njema ayaa degmada Ceelwaq kula kulmay odayaasha magaalada iyo Saraakiisha Ciidamada waxaa uu u sheegay inay bilaabi rabaan dhismaha darbig ay ka dhisayeen xaduud benaadka markii ay dhacdo Dowladda Farmaajo ayuu yiri Taliyaha.

Taliyaha ciidamada Kenya Paul Njema ayaa Odyaasha iyo waxgaradka ka dalbaday inay tageero ku siyaan dhismaha darbiga waqtigasi markii la gaaro.

Kenya ayaa horay Darbi uga dhistay xuduuda u dhaxaysa Baladxaawo iyo Magaalada Mandeera taas oo keentay in xirirka labada dal xumadaan,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.