Madaxwaynaha Galmudug oo kulan laqaatay Safiirka Dalka Sweden

qoorqoor

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Cabdi kaariye QoorQoorayaa maanta magaalada Muqdisho Kulan kula qaatay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya Mr Staffan Tillander.

Madaxwaynaha Galmudug ayaa Safiirka uga warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay Galmudugta cusub gaar ahaanna arrimaha dib uheshiisiinta, amniga iyo horumarinta dhaqaalaha.

Safiirka ayaa soo dhaweeyay waxqabadka Galmudug mudadii ay dhisneed. Waxaan uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee Dowladda Sweden la garab taagantahay Galmudug iyo Soomaaliyaba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.