Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2020

farmaajo

Daawo:Odayaasha Dhaqanka Gedo oo Dhaliilay Dowlada Soomaaliaya

30th September 2020 admin 0

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo ayaa baaq ku aadan wax ka qabashada tacadiyada ay geysanayaan ciidamada Kenya u diray dowladda federaalka Soomaaliya. Dhaganka Kale odayaasha ayaa […]

xamza

Sawiro:Wasiirka Gargaarka oo kulan wada-tashi ah ka furay Muqdisho

30th September 2020 admin 0

Sii-hayaha wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya  ayaa furay kulan wada-tashi ah oo looga hadlayo sidii hay’adaha aan dowliga ahayn Galmudug uga […]

Rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo La Kulmay Guddi Hoosaadka Horumarinta Dhaqaalaha

30th September 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddi hosaadka  Horumarinta Dhaqaalaha ayaa ku adkeeyey muhiimadda Deyn Cafintu u leedahay dowladnimada […]

Ciidan

Baladxaawo:Ciidamada xoogga dalka ayaa milkiilihii lahaa ku wareejiyay gaari ay ka dhaceen Al-shabaab

30th September 2020 admin 0

Gaari nooca zuzuki ah oo markii hore Al-shabaab ay dad shacab ah uga dhaceen duleedka tuulada Barwaaqo ee gobolka Gedo ayeey ciidamada amnigu gacanta kusoo […]

dhuusamareeb

Dab damis la’aanta awgeed oo Goobo ganacsi oo ku gubtay dhusamareb

30th September 2020 admin 0

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka kacay dab xoog leh kaas oo gaystay qasaaro badan. Dabka ayaa ka kacay xarun lagu […]

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Amiir Sheekh Sabaax

30th September 2020 admin 0

Madaxweynaha dawladda FS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dawladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Kuwait uga tacsiyeeyey geerida Amiirkii dalkaas Sheekh Sabaax Al-axmed Al-jaabir […]

qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug oo loogu soo dhaweeyey Muqdisho

29th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye & wafdi uu hoggaaminayo oo fiidnimadii caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka. Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha […]

wardheere

Wardheer oo laga bilaabay Badalida lacagata Cusub ee Itoobiya

29th September 2020 admin 0

Gudoomiyaha maamulka Gobalka Doolo iyo mareeyaha Bangiga ganacsiga itoobiya qaybta wardheer ayaa siwada jir ah ugu daahfuray lacagatan gudaha Bangiga magaalada wardheer.Mudane C.shakuur Xaashi Cali […]

bayle

Sawiro:Wasiir Bayle oo kulan la qaatay wakiilka Qaramada Midoobay

29th September 2020 admin 0

Ku-simaha Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxda Qaramada Midoobay oo uu horkacayey James Swan oo […]

rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Amniga

29th September 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka qalabka sida iyo laamaha amniga G/banaadir ayaa la wadaagay qorsheyaasha lagu […]

cabdishire

Xildhiib Cabdi Shir oo raali Galin Siiyey Bulshada Sool iyo Sanaag

29th September 2020 admin 0

Xilibaan Cabdi shire ciyaar jecel oo kamida Xildhibaanda Dowlada federaalaka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay Su’aashii Madaxwayne Farmaajo ka gaabsaday taas oo […]

amisom

Sawiro:Wafti ka socda Amisom oo gaaray Dhuusamareeb

29th September 2020 admin 0

Taliyaha qaybta afaraad ee ciidamada AMISOM Col. Cabdiraxmaan Riyaale Xareed oo maanta gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa kulan looga hadlayay Amniga la qaatay […]

Qoorqoor

Sawiro:QoorQoor oo Ciidamo Tobabar ugu soo xiray Gaalkacyo

29th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa xerada ciidanka Indhaqaris ee Duleedka Degmada Gaalkacyo tababar ugu soo xiray dufcaddii 1aad ee dhammaysata tababarkooda, kuwaasi oo ka tirsan ciidanka […]

Rooble

Beelwaynta Galmaax yoonis oo qabatay kulan ay ku tagerayso Ra’iisalwasare Rooble

28th September 2020 admin 0

Kulan lagu taageerayay ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulankaan oo soo qaban qaabiyeen Beesha Galmaax […]

boliis

Taliye Xijaar oo kormeer ku tagey Saldhigyada Booliiska Magaalada Baydhabo

28th September 2020 admin 0

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Xijaar oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa ka warbixiyay saldhig cusub oo uu ka […]

Posts pagination

1 2 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes