Madaxwaynaha Galmudug oo loogu soo dhaweeyey Muqdisho

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye & wafdi uu hoggaaminayo oo fiidnimadii caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka.

Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha ee Aden Abdulle waxaa kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Goleyaasha Barlamaanka JFS.Socdaalka Madaxweynaha ayaa la xiriira shirar ay madaxda DFS iyo Dowladaha xubnaha ka ah ku yeelan doonaan Muqdishu.

Shirarka madaxda ayaa looga arrinsan doonaa dhammaystirka heshiiskii doorashooyinka ee dhawaan labada aqal ee Baarlamaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.