Beelwaynta Galmaax yoonis oo qabatay kulan ay ku tagerayso Ra’iisalwasare Rooble

Rooble

Kulan lagu taageerayay ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Kulankaan oo soo qaban qaabiyeen Beesha Galmaax Yoonis ayaa waxaa ka qayb galay waxgaradka,Culaumada, siyaasiyiinta, masuuliyiin ka tirsan dowlada, haweenka iyo Dhalinyarada Beesha ayaa Ra’iisalwsaare Rooble ka codsaday qoondadii ay dowlada ku lahaayeen inay helaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.