Daawo:Odayaasha Dhaqanka Gedo oo Dhaliilay Dowlada Soomaaliaya

farmaajo

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo ayaa baaq ku aadan wax ka qabashada tacadiyada ay geysanayaan ciidamada Kenya u diray dowladda federaalka Soomaaliya.

Dhaganka Kale odayaasha ayaa sheegay Dowlada Soomaaliya inay gabtay kaalintii ay lahayd waana wax laga Xumaado inaysan Dowlada baaritaan ku samayn xasuuqa ay gaysteen ciidamada kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.