Dab damis la’aanta awgeed oo Goobo ganacsi oo ku gubtay dhusamareb

dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka kacay dab xoog leh kaas oo gaystay qasaaro badan.

Dabka ayaa ka kacay xarun lagu keydiyo shidaalka oo ku taalla Magaalada Dhuusamareeb waxaana ku basbeelay Goobo ganacsi oo taalay Dhaqaalo badan.

Dhuusamareeb waxaa maalmihii lasoo dhaafay kusoo kordhay dabka ka bilaabanay kaalmaha Shidaalka ee geysnaya khasaaraha maaliyadeed, xili aysan jirin wax dab damista ah oo yaalla Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.