Xildhiib Cabdi Shir oo raali Galin Siiyey Bulshada Sool iyo Sanaag

cabdishire

Xilibaan Cabdi shire ciyaar jecel oo kamida Xildhibaanda Dowlada federaalaka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay Su’aashii Madaxwayne Farmaajo ka gaabsaday taas oo waydiisay Gabar la yiraahdo Rooda oo kasoo Jeeda Gobolada Sool iyo Sanaag.

Xildhibaan cabdi Shire oo u waramaayey warbaahinta Risalaa Tv ayaa waxuu sheegay inuu Madaxwayne Farmaajo ilaaway in uu yahay Madaxweynaha Dalka oo dhan, Balse waxaan Raali galin siinayaa Bulshada Sool iyo Sanaag Madaama Madaxwayne Farmaajo siin waayey jawaabtii ku haboonayd.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.