Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2020

Un

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo waqtiga loo kordhiyey

29th August 2020 admin 0

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi gaar ah oo ay yeesheen waxaa ay kaga hadleen muddo kordhinta Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM. 15-ka […]

waare

Madaxwayne Waare oo Magacaabay Gudiga Soo xulaya Barlamaanka hirshabeele

29th August 2020 admin 0

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle.

bidar

Daawo:Wasiiro ka qayb galay furitaanka Xarun lagu daaweeyo Bidaarta

28th August 2020 admin 0

Wasiiro, Xildhibaano iyo Xafiisaka Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu furaayey Xarun lagu daaweeyo Bidaarta taas oo laga hirgaliyey Magaalada Muqdisho.

shaafi

Daawo:Isbitaalka Shaafi oo Wiil 10 bilood jir ah kasoo saaray Bir uu liqay

28th August 2020 admin 0

Isbitaalka Shaafi ee Magaalada Muqdisho ayaa waxuu ku guulaystay inuu Mascuud Cabdi Maxamed oo 10 Bilood jir laga keenay Magaalada Boosaaso uu kasoo saaro Bir […]

qoorqoor

Sawiro:Madaxwaynaha Galmudug oo furay Kalfadhiga 2-aad ee Gollaha Wakiillada Galmudug

28th August 2020 admin 0

Xafladda furitaanka kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug oo ka dhacday xarunta Shiirkole, waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi, Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr. […]

sayid

Sawiro:Axmed Madoobe oo Kismaayo dib ugu salaabtay

27th August 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gaba gabeeyay booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland intii u dhaxaysay […]

wasiiro

Sawiro:Golaha Wasiirradda oo Ansixiyay Hab-raaca Hubka Iyo Rasaasta Ciidanka Xoogga Dalka

27th August 2020 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda xil gaarsiinta dalka ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen hab-raaca hoggaanka hubka iyo rasaasta ciidanka xoogga dalka […]

Bayle

Wasiirka Maaliyada oo u Hambalyeeye Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika

27th August 2020 admin 0

Siihayaha Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shir lagu dooranayay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika (AFDB), kaasi […]

qoorqoor

Sawiro:Cabdi Xaashi oo Dhuusamareeb u Tagay sidii uu iskaga Maslixi lahaa Qoorqoor

27th August 2020 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta gaaray magaalada Samareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay […]

maxkamad

Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo Xukun lagu riday

27th August 2020 admin 0

Xukunka maxkamadda gobolka Banaadir ay maanta ku riday saraakiisha ka kala tirsan wasaaradda Warfaafinta, Kalluumeysiga, Maaliyadda iyo milkiiliyaal shirkadeed ayaa kala ah. Aweys Xasan Cumar, […]

Baladxaawo

Daawo:Warbixin ku saabsan Xaalka Baladxaawo iyo Ciidamadii wasiir Janan

27th August 2020 admin 0

Halkaan waxaan idinkugu soo gudbinaynaa war bixin ku saabsan xaalada Gobolka Gedo iyo waxii laga yeelayaa Ciidamadii Wasiir Janan ee laga saaray Balad-xaawo, iyo Maqaamka […]

madoobe

Axmed Madoobe iyo Deni oo Shir kale ku baaqay Madaama kii dhusamareb loo dhamayn

27th August 2020 admin 0

Madaxweyne-yaasha Maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa soo saaray war murtiyeed wadajir ah oo looga hadlayo marxalada siyaasadeed, doorashooyinka iyo qodobadii ka soo baxay shirkii […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Magcaabay Xeer ilaaliyaha Guud ee Galmudug

27th August 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xeer soo baxay oo ku astaysan 26 Agoosto, 2020 ku Magacaabay Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowladda Galmudug. […]

gedo

Akhriso:Aqoonyahanada Gedo oo war kasoo saaray Shirka Baladxaawo

27th August 2020 admin 0

Madasha Aqoon yahanada Gobolka Gedo “”GEDO INTELLECTUAL forum”” oo xeerinaysa Xaalada isbadalaysa ee gobolka Gedo haday ahaan lahayd Amniga, Horumarka, waxbarashada, Caafimaadka iyo adeega bulshada […]

deni

Sawiro:Deni oo martiqaad u sameeyey waftigii Axmed madoobe

26th August 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa martiqaad u sameeyay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdiga uu hoggaaminayo ee ku sugan Magaalada […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes