Sawiro:Cabdi Xaashi oo Dhuusamareeb u Tagay sidii uu iskaga Maslixi lahaa Qoorqoor

qoorqoor

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta gaaray magaalada Samareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaaladaas.

U jeedada socdaalka guddoomiyaha Aqalka sarre ayaa ah Sidii uu Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoor-qoor” ugu qancin lahaa inuusan gacan saar la lahayn Madaxwaynaasha Jubbaland iyo Galmudug.

Dhanka Kale Cabdi Xaashi ayaa doonaya inuu ka qeybgalo furitaanka Kalfadhiga labaad ee golaha wakiilada Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.