Axmed Madoobe iyo Deni oo Shir kale ku baaqay Madaama kii dhusamareb loo dhamayn

madoobe

Madaxweyne-yaasha Maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa soo saaray war murtiyeed wadajir ah oo looga hadlayo marxalada siyaasadeed, doorashooyinka iyo qodobadii ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb 3.

Deni iyo Axmed Madoobee ayaa garoowe ka sheegay in loo baahan yahay shir kale oo ay kasoo qayb galayaan Madaxda Dowlada iyo maamul goboleedyada kaas oo ka dhacaya Magaalada muqdisho waxaana looga hadlayaa arrimaha Doorashada Soomaaliya madaama loo dhamayn kii Dhuusamareeb 3.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.