Daawo:Isbitaalka Shaafi oo Wiil 10 bilood jir ah kasoo saaray Bir uu liqay

shaafi

Isbitaalka Shaafi ee Magaalada Muqdisho ayaa waxuu ku guulaystay inuu Mascuud Cabdi Maxamed oo 10 Bilood jir laga keenay Magaalada Boosaaso uu kasoo saaro Bir yar oo uu Liqay.

Mascuud Cabdi ayaa wax looga qaban waayey Isbitaalada Puntland iyo Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho oo la geeyey.

Waalidka dhalay Mascuud ayaa uga Mahadceliyey Dhaqaatiirta Isbitaalka Shaafici sida wanaagsan ee ay Mascuud uga soo saareen Birtii uu liqay.

Isbitaalka shaafi ayaa waxuu filyaa Qaliimadii loo aadi jiray dalka Dibadiisa kuwaas oo lacago badan ku bixi jireen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.