Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2020

mahdi

Sawiro:Sii hayaha Xilka Ra’iisalwasarahaoo kulan la qaatay hogaanka ciidanka Xooga dalka

31st August 2020 admin 0

Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaarada Soomaaliya, mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa manta kulan la qaatay madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga iyo hoggaannada ciidamada Qaranka. Kulanka oo […]

madoobe

Dhageyso:Maamulka Gedo oo Digniin u diray Axmed Madoobe iyo Deni

31st August 2020 admin 0

Waxaa Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo lagu soo gabagabeeyey Shirkii maamulada Degmooyinka Gedo kaas oo ka qayb galeen Gudoomiyaasha iyo Masuuliyinta Degmooyinka Gedo. Go’aamadii kasoo […]

cumar

Gudoomiye Cumar filish oo daahfuray Talaalka Jadeecada iyo dabaysha

31st August 2020 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray ololaha Talaalka Jadeecada iyo Dabeesha kaas oo si wadajir ah […]

Cwlisan

Daawo:Caabudwaaq oo lagu doortay Malaaqa Beesha Laysaan

31st August 2020 admin 0

Magaalada Caabudwaaq waxaa ka dhacday Munaasabad lagu doortay Malaaq Rooble oo ay Malaaq u caleema saareen mid kamid ah beelaha Koonfur Galbeed ka soo jeeda […]

barlaman

Barlamaanka Soomaaliya Ka Doodaya Sharciga Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda

31st August 2020 admin 0

Xildhibaanadda golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xaruntooda Ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa waxayna ka doodi doonaan […]

waare

Xildhibaanada Hirshabeele oo taageeray go’aankii Waare

30th August 2020 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ee Waqtigooda uu dhamaaday ayaa Teegeeray go’aankii ka soo baxay Madaxwaynaha hirshabeele kaas oo ahaa In la aado Doorashadda Baarlamaanka 2aad ee […]

qoorqoor

Caabudwaaq oo Noqotay Magaalada Kaliya ee Cashuur ka Bixisa Galmudug

30th August 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maanta kormeeray xarunta Wasaarada Maaliyadda ee Galmudug, si uu ugu kuurgalo shaqooyinka baaxadda leh ee ka socda […]

xasanxaad

Daawo:Xasan Xaad oo Somaliland ka codsaday Raali galin

30th August 2020 admin 0

Odayaal dhaqameed oo uu hoggaaminayey Maxamed Xasan Xaad ayaa loo diiday inay soo galaan Magaalada Hargeysa kadib markii diyaaraddii Muqdisho kasoo qaadi lahayd inaysan soo […]

mahdi

Sawiro:Sii hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha oo Guddoomiyay Shirka Dhaqaalaha Iyo Deyn Cafinta

30th August 2020 admin 0

Sii hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay dhaqaalaha dalka iyo dardar gelinta qorshaha deyn cafitna dalka. Kulanka […]

deni

Deni oo magacaabay xubno ka mid noqonaya Maxkamada Ciidamada Puntland

30th August 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  magacaabay xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus. Xunaha Garsoorka ee […]

bare

Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sarre oo Dhawaan la Dhaacinayo

30th August 2020 admin 0

Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya  Cabdullaahi Goodax Bare oo ka hadlayay kulanka sanadlaha  ee Wasiirka iyo ardyada Soomaaliyeed ayaa sheegay in bilaawga todobaadka […]

qoorqoor

Sawiro:Qoorqoor oo daahfuray Mashruuc ay ku kacayso 5 Milyan oo dolar

29th August 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga daah-furay mashruuca “Biyoole” oo ah mashruuc ka shaqayn doona horumarinta Biyaha, […]

baladxaawo

Daawo:War Bixin ku saabsan Baladxaawo oo ah xarun ganacsi oo Sadex Dal Xariirisa

29th August 2020 admin 0

Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa Ku Tilabsatay Hormar dhanka Bilicda iyo Ganacsigaba, Magaalada Baladxaawo waa mid ka duwan Sidii hore. Baladxaawo waa Magalo daked […]

computer

Daawo:Dhalinyaro Maraykanka ka hirgaliyey Xarun lagu barto Computer

29th August 2020 admin 0

Xarun lagu barto IT-ga oo ay aqoonyahano soomaali ah leeyihiin ayaa laga hirgaliyay columbus Ohio waxaana casharo ka qaata arday caalamka ku kala sugan oo […]

shirejaamac

Dhiiri-gelin loo sameeyey Ardayda kaalimaha hore ka galay Imtixaanka fasalka 8aad oo lagu qabtay Caabudwaaq

29th August 2020 admin 0

Wasiiro, Xildhibaano, walidiin iyo maamulka Dugsiga Shir jaamac Caabudwaaq ayaa ka qayb galay xaflad lagu  dhiirri galinayay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaanka fasalka 8 […]

Posts pagination

1 2 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes