Barlamaanka Soomaaliya Ka Doodaya Sharciga Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda

barlamaan

Xildhibaanadda golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xaruntooda Ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa waxayna ka doodi doonaan Hindise sharciyeedka adeegyada baaritaanka beeraha Soomaaliyeed.

Hindise sharciyeedka ayaa waxaa soo diyaarisay wasaaradda beeraha iyo waraabka ee dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale xilidhibaanada golaha shacabka ayaa lagu wadaa inay akhrinta labaad marsiiyaan hindise sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo Jinsayadaga .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.