Sawiro:Sii hayaha Xilka Ra’iisalwasarahaoo kulan la qaatay hogaanka ciidanka Xooga dalka

mahdi

Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaarada Soomaaliya, mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa manta kulan la qaatay madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga iyo hoggaannada ciidamada Qaranka.

Kulanka oo ay goob-joog ka ahaayeen Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda difaaca Soomaaliya, Xasan Cali Maxamed (Ammar-dambe) Sii hayaha Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga mudane Maxamed Cali Xagaa, Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka , Jenaraal; Odowaa Yuusuf Raage iyo qaar ka mid ah saraakiisha hoggaanka qeybaha dalka ayaa waxaa looga hadlay dar-dar gelinta iyo dhammaystirka dib u habaynta ciidamada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.