Dhageyso:Maamulka Gedo oo Digniin u diray Axmed Madoobe iyo Deni

madoobe

Waxaa Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo lagu soo gabagabeeyey Shirkii maamulada Degmooyinka Gedo kaas oo ka qayb galeen Gudoomiyaasha iyo Masuuliyinta Degmooyinka Gedo.

Go’aamadii kasoo baxay Shirkii Wadatashigii Maamulka Gobalka Gedo ayaa looga hadlay Xaaladaha Amniga, Dhaqaalaha, Siyaasadda iyo la dagaalanka Argagixisada Shabaab.

Go’aamadii kasoo baxay Shirkii Wadatashigii Maamulka Gobalka Gedo ayaa lagu sheegay inaan la qoonsanayn Doorashadii Axmed Madoobe waxaana kaloo digniin u direen Madaxwaynaha Puntland iyagoo ku eedeyey inuu faragalin ku hayo arimaha jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.