Gudoomiye Cumar filish oo daahfuray Talaalka Jadeecada iyo dabaysha

cumar

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray ololaha Talaalka Jadeecada iyo Dabeesha kaas oo si wadajir ah looga fulin doono degmooyinka gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.