Daawo:War Bixin ku saabsan Baladxaawo oo ah xarun ganacsi oo Sadex Dal Xariirisa

baladxaawo

Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa Ku Tilabsatay Hormar dhanka Bilicda iyo Ganacsigaba, Magaalada Baladxaawo waa mid ka duwan Sidii hore.

Baladxaawo waa Magalo daked Ganacsi u ah Sadex dal oo kala ah Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.