Daawo:Dhalinyaro Maraykanka ka hirgaliyey Xarun lagu barto Computer

computer

Xarun lagu barto IT-ga oo ay aqoonyahano soomaali ah leeyihiin ayaa laga hirgaliyay columbus Ohio waxaana casharo ka qaata arday caalamka ku kala sugan oo habka Online-ka Ku barata.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.