Dhiiri-gelin loo sameeyey Ardayda kaalimaha hore ka galay Imtixaanka fasalka 8aad oo lagu qabtay Caabudwaaq

shirejaamac

Wasiiro, Xildhibaano, walidiin iyo maamulka Dugsiga Shir jaamac Caabudwaaq ayaa ka qayb galay xaflad lagu  dhiirri galinayay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaanka fasalka 8 -aad  ee dugsiga dhexe, kaas oo ay qaaday wasaaradda waxbarashada Galmudug.

Munaasabadda oo lagu qabtay Iskuulka Shire Jaamac ee magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa lagu boggaadiyay guusha arday ay ka gareen imtixaanka iyo dadaalladii ay muujiyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.