Daawo:Xasan Xaad oo Somaliland ka codsaday Raali galin

xasanxaad

Odayaal dhaqameed oo uu hoggaaminayey Maxamed Xasan Xaad ayaa loo diiday inay soo galaan Magaalada Hargeysa kadib markii diyaaraddii Muqdisho kasoo qaadi lahayd inaysan soo qaadi karin Odayaashaas.

Nabadoon Xasan Xaad iyo waxgarad kale oo Shir ku qabtay Magaalada Muqdisho oo ka war bixiyey Ujeedka socodkooda ayaa Maamulka Soomaliland ka codsaday inay raali galin ka bixiyaan Xanibadii ay saareen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.