laftagareen

Daawo:Sida Magaalada baydhabo looga Ciiday

31st July 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa dadweyne iyo masuuliyiin kala duwan maanta salaadda ciidul Adxa kula tukaday magaalada Baydhabo.