Daawo:Boqolaal dadweyne ah ayaa saaka Salaadda Ciidul Adxaa ku tukaday masjidka Isbaheysiga

calisomali

Boqollaal dadweyne ah ayaa saaka Salaadda Ciidul Adxaa ku tukaday masjidka Wayn Isbaheysiga ee Magaalada Muqdisho.

Maanta oo Ciid ahayd ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ka da’ay Roob waxaana Shacabka Muqdisho u noqotay Maanta Maalin Ciid iyo Roob isla socda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.