Daawo:Deni oo Khudbad ka jeediyey Masjid ku yaala Gaalkacyo

deni

Madaxweynaha Maamul goboleedka  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo magaalada  Gaalkacyo Shacabka kula ciiday ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta barakaysan ee Ciidul Adxa.

Madaxweyne Deni ayaa bulshada ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amaanka si loogu nolaado nabad iyo barwaaqo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.