Warbaahinta GedoTimes oo Shacabka Muslimiinta la wadaagaysa Hambalyada Ciida

eid

Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Gedotimes ayaa Farxada Hambalyada Ciida la qeybsanaya dhamaan Dadka Muslimiinta ah meel walba ay aduunka ka joogaan Gaar ahaan Ummada soomaliyeed.

waxaan Ilaahay Uga Baryeynaa Ummada Gudanaysa waajibaad Xadka Sanadkaan in ilaahay ka aqbalo, Dadka Soomaliyeedna Nabad iyo Barwaaqo ayaan u rajeynaynaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.