Farmaajo oo Shirka Dhuusamareeb u Dirsaday La taliyihii Hore ee Axmed Madoobe

raage

Dowlada Soomaaliya ayaa Magacowday Xubnaha Guddiga Farsamada ee Loo Magacaabay Ka Talo Bixinta Habsami u socodka Doorashooyinka Dalka kuwaas oo ku kulmi doono Magaalada Dhuusamareeb.

Xubnahaan ayaa ka kooban 16 xuboon oo lix kamid ah ay ka imaanayaan dowladda federaalka iyo maamulka gobalka Banaadir iyo 10 xubnood oo dowlad gobaleedhada min laba uga imaanaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.