Daawo:Fadlan Ka qayb qaato Dhismaha Masjidka alcilmi ee Caabudwaaq

masjid

Waxaa lagu jiraa maalmo farxadeed oo ay saacado kooban inaga xigto Ciidul Adxa haddaba kafaa’iideyso Ajar aan kaa dhamaaneen oo ka qeyb qaado dayactirka Masjidka Al-Cilmi muuqaalkaana waxaa ku arkeysaa Culimada ugu Caansan degmadda Caabudwaaq dhinaca Diinta

#Dahabashiil_Bank CWQD 000596

#Salaam_Bank 33621397

#Amal_Bank 1013406780

#EVC_Plus 0614045555

#E_Dahab 0623045555

#SHARE_Dheh walaal

Walaalkeyga Muslimka ahow xoolahaaga kulabax Baydka Alle si aad adduun iyo aaqiro u hesho Ajar aan kaadhamaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.